Coffee morning for Somali carers – Isla qaxwaanta daryeelayaasha.

Somali

Miyaad daryeel siinaysaa qof aad jeceshahay oo aad dareemayso inaad isticmaali karto xoogaa taageero dheeraad ah? U joognaa inaan ku caawino! 

Nagu soo biir oo no kaaley nala qaxwee subaxa isla  qaxwenta daryeelsha  nasasho leh halkaas oo aad ku nasandonto iyo koob shaaha ah oo diiran oo aad kula xiriiri karto daryeelayaasha kale. Waa fursad kaamil ah,fursad lagu wadaago khibradaha, laga helo hagitaan daryeelsha, oo lagu ogaado taageerada laga heli karo Xarunta Taageerada Daryeelayaasha.

Haddi aad dareemayso culays ama aad ka xiisaynayso caawimad meesha aad ka heli karto waxaanu halkan u joognaa in aanu gacan ku siinno.

Taariikhda: Salaasada  23 Abriil 2024, 9.15 a.m.

Goobta: Hoolka weyn, Easton Community Center, Kilburn Street, BS5 6AW

Ha lumin fursadan aad kula xiri karto, aad dib u fahmikarto, oo aad ku ogaan lahayd taageerada aad u mudan tahay. Waxaan rajeyneynaa inaan ku aragno.

English

We hope this will be a great opportunity for Somali carers to bond with other carers, share experiences, receive guidance and discover the support we’re able to provide.

There’s no need to call or book, If you’re interested in coming, all you need to do is turn up.

Date: 9.15 to 11.00 am, Tuesday 23rd April 2024

Location: Main Hall, Easton Community Centre, Kilburn Street, BS5 6AW

Whether you are feeling overwhelmed or just curious about the resources available, we are here to lend a helping hand.